Gabadh Soomaaliyad Ah Oo Meydkeedii Laga Helay Magalada Brisbane Ee Dalka Australia | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadh Soomaaliyad Ah Oo Meydkeedii Laga Helay Magalada Brisbane Ee Dalka Australia
November 2, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Booliska Waddanka Australia ayaa baadhitaan kaddib helay oo aqoonsaday Gabadh Soomaaliyad ah oo Maydkeeda laga helay  Magaalada Brisbane ee Dalka Australia, Marxuumadan oo Magaceedu ahaa Niciima Xasan ayaa ahayd Kalkaaliso Caafimaad oo ka Shaqeynaysay Cisbitaal ku yaal magaalada Brisbane .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka

https://youtu.be/lwI8gb8AIcs

COMMENTS
LINKS