Hargeysa(W,N)-Murrashaxa Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horeysay afkiisa waxa uu ka qirtay in Xisbigiisa UCID iyo Xisbiga KULMIYE ay ahaayeen hal Xisbi kaliya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka