Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Soo Bandhigay Cuduudooda Taageero Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Soo Bandhigay Cuduudooda Taageero Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye
November 9, 2017 - Written by Reporter:

Tog.Wajaale,(W,N)-Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee ku dhaqan Magaalo Xuduudeedka Tog.Wajaale, ayaa Maanta isu soo baxyo Baaxadle ku gunaanaday maalinta Toddobaad ee ololaha Xisbiga Kulmiye.Waxaana Fagaaraha khayriyada Wajaale khudbado uga jeediyay masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye iyo mauuliinta Degmada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/IRqz4xjL1Wc

 

COMMENTS
LINKS