Dadka Laxaadka La’ Oo Qayb Ka Ahaa Saaka Dadkii Ka Codaynayay Magaalada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadka Laxaadka La’ Oo Qayb Ka Ahaa Saaka Dadkii Ka Codaynayay Magaalada Hargeysa
November 13, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Dadka Laxaadka la’ ayaa maanta qayb ka ahaa dadkii ka codaynayay goobaha kala duwan ee ay ka socotay codaynta doorashadu,oday naafo ka ah lugaha ayaa Ramaasnews uga warbixiyay qaabkii loola dhaqmay iyo wakhtigii uu yimi goobta uu ka codaynayay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS