Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Albaabada U Laabtay Kalsan-Tv Ruqsadiina Kala Noqotay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Albaabada U Laabtay Kalsan-Tv Ruqsadiina Kala Noqotay
November 4, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Xukuumadda Somaliland ayaa ruqsadii maanta kala noqotay telefeeshinka Kalsan oo shalay baahiyay warkii rabshadii ka dhacday Laascaanood ee lagaga soo horjeeday waftigii Murrasshax Muuse biixi Cabdi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/FKpT5vPFWlY

COMMENTS
LINKS