Hargeysa(W,N)-Xukuumadda Somaliland ayaa ruqsadii maanta kala noqotay telefeeshinka Kalsan oo shalay baahiyay warkii rabshadii ka dhacday Laascaanood ee lagaga soo horjeeday waftigii Murrasshax Muuse biixi Cabdi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/FKpT5vPFWlY