Hargays(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo, ayaa maanta kala qayb-galay taageerayaasha Xisbul Xaakimka Kulmiye oo maalintii u danbaysay Ololaha doorashada Madaxtooyada ku soo bandhigay beerta xoriyada ee Hargeysa.Madaxweynaha ayaa khudbad taariikhi ah u jeediyey shacbigii isugu soo baxay beerta xoriyada.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/aSm5hXognas