Daawo: “Muuse biixi Waxaa Uu Doonayaa In Loo Dhaarto Ama Loo Ooyo”..Mustafe Shiine
November 2, 2017 - Written by Reporter:
Hargeis(wjn):-badhasaabkii hore ee gobolka maroodi jeex oo mar qudha lagu arkhay fagare ay ku sugnayee masuuliyiinta iyo madaxda xisbiga mucaarid ah ee wadani ayaa ka hadlay sobobta uu xisbigan ugu biray iyo aqoonta uu u leeyahay xisbiga talada dalka haya ee kulmiye waxan uu ka sheekeeyay tariikh ahaan inta uu ka yaqaano musharxa madaxtimida ee xisbiga kulmiye mudane muuse bixi abdi.