DAAWO Mid Kamid Ah Shaqaalaha Wasarda Ganacsiga Oo Ka Waramay Cadalad Darada Lagula Kacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Mid Kamid Ah Shaqaalaha Wasarda Ganacsiga Oo Ka Waramay Cadalad Darada Lagula Kacay.
November 5, 2017 - Written by Wariye:

Hargeisa(wjn):-Dirawalkii Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Dr Maxamed C/laahi Cumar Kana Mid Ahaa Shaqaalaha Wasaarada Ganacsiga Oo Sheegay In Uu Sifo Qabyaaladeed Wasiirka Ganacsiga Cumar Shucayb Shaqadiisii Uga Qaaday Walaalkii Gudoomiyaha Hayadda shaqaalaha Dawlada Sharmaarke Geele Aanu Waxba Ka Qaban Cabashaduu Ula Tagay

 

Gabiley Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiaqadir Habane

COMMENTS
LINKS