Daawo: Madaxwayne Ku-Xigeenadii Hore Ee Somaliland Oo Fariimo Adag U Direy Madaxwayne Siilaanyo Iyo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwayne Ku-Xigeenadii Hore Ee Somaliland Oo Fariimo Adag U Direy Madaxwayne Siilaanyo Iyo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi
November 5, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Madaxwayne ku xigeenadii hore ee dawladihii hore ee Somaliland soo maray Md Axmed Yuusuf Yaasiin oo ahaa madaxwayne ku xigeenkii Daahir Riyaale Kaahin iyo Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo ahaa madaxwayne ku xigeenkii dawladii marxuun Maxamed Xaaji Ibrahaahin Cigaal ayaa fariin adag maanta si wada jira ugu diray madaxwayne Siilaanyo iyo murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran ee somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/SZQp40boMQ4

 

COMMENTS
LINKS