Daawo: Madaxwanaha La Doortay Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dawlada Ingiriiska U Qaabilsan Dawladaha Somaliland Iyo Somaliya
November 25, 2017 - Written by Reporter:
Hargeysa(W,N)-Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay safiirka dawlada Ingiriiska u qaabilsan dawladaha Somaliland iyo Somaliya.