Daawo: Kaftankii Maanta Dhexmaray Madaxwaynaha La Doortay Muuse Biixi Iyo Murrashax Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Kaftankii Maanta Dhexmaray Madaxwaynaha La Doortay Muuse Biixi Iyo Murrashax Cirro
November 23, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Madaxwayanaha cusub ee la doortay Muuse Biixi Cabdi iyo Murrashaxii Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta hadal kaftan ah uu ku dhex maray aaskii qaran ee loo sameeyey Marxuun Axmed Yaasin Gabay-xaddi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS