DAAWO; Ganacsade Maxamed Jabuutawi Oo Fariin Ku Cusub Bulshada Somaliland Udiray Madaxwaynaha La Doortay Iyo Waxay Daaran Tahay? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ganacsade Maxamed Jabuutawi Oo Fariin Ku Cusub Bulshada Somaliland Udiray Madaxwaynaha La Doortay Iyo Waxay Daaran Tahay?
November 29, 2017 - Written by Editor:

Laascanood(W,N) DAAWO; Ganacsade Maxamed Jabuutawi Oo Kamida ganacsatada reer Somaliland ee Gobolka Sool ayaa  Fariin Ku Cusub  Dhagaha  Bulshada Somaliland Udiray Madaxwaynaha  La Doortay Muuse Biixi Cabdi taasi oo uu ka codsaday in uu gobolka sool kafuliyo mashaariic haorumarineed taasi badalkeedana aanu siin Reer ahaan Wax xilal ah balse uu bulshada wax u qabto.

COMMENTS
LINKS