Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Oo Muujiyay Taageerada Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Oo Muujiyay Taageerada Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye
November 9, 2017 - Written by Reporter:

Gabiley,(W,N)-Kumanaan kamid ah Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku dhaqan Magaalada Gabiley, ayaa Maanta isu soo baxyo Balaadhan ku muujiyay Taageerada ay u hayaan Xisbiga Kulmiye,Sidoo kale taageerayaashan ayaa socod ku soo maray jidadka kala duwan ee magaalada Gabiley waxaanay Aakhirkii isugu soo biyo shubteen Fagaaraha Khayriyada Ee Gabiley,Waxaana khudbado u jeediyay masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Iyo maamulka Gobolka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS