Baaq Ku Socda Codbixiyah Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baaq Ku Socda Codbixiyah Jsl.
November 10, 2017 - Written by Reporter:

Dhamaan codbixiyaasha JSL waxan ugu baaqayaa maalinta codaynta inay ilaaliyaan nabada,anshaxa codbixinta,anshaxa safka. Codbixiye ilaali

 

Badmaax(89).jpg

oo xaq dhawr walaal kaaga kaa dambeeya ama kaa horeeya,isu muujiya walaalnimo,caawiyana waayeelka iyo naafada.Codeeya idinkoo isu calool furan,isu qoslaaya hadana kala xisbi ah.

Wuu dhamaaday xifaaltankii iyo dad kala jiidashadii.

X yaanay kaa gaadhin xariiqa sare iyo ka hoose.

Codkaagana ku hubso astaanta Kulmiye.

Guul JSl.

Guul Kulmiye

Allaa Mahad Leh.

Uf Ana Leh Qabyaalad.

Xuseen Xasan Badmah

 

COMMENTS
LINKS