Abwaan Cabdi Qays Iyo Mustafe Kiiko Oo Hambalyo U Diray Madaxwaynaha La Doortay Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Cabdi Qays Iyo Mustafe Kiiko Oo Hambalyo U Diray Madaxwaynaha La Doortay Muuse Biixi
November 25, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Abwaan Cabdi Aadan Xaad Cabdi Qays iyo Mustafe Maxamed Waris Mustafe Kiiko ayaa fariimo isugu jira dardaaran iyo hambalyo waxay u direen Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS