Xuska 33-Guurada Maalinta Shuhadada SNM Oo Magaalada Hargeysa Ka Dhacday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska 33-Guurada Maalinta Shuhadada SNM Oo Magaalada Hargeysa Ka Dhacday
October 17, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Munaasibada Xuska 33-Guurada Maalinta Shuhadada SNM ayaa maanta ka dhacday magaalada Hargaysa gaar ahaan hoolka shaqaalaha dawlada ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan  Xukuumada iyo Mujaahidiintii Ururkii SNM.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/bbbwzhwcFTI

COMMENTS
LINKS