Xisbiga Waddani Oo Maanta Cuduudiisii Taageero Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Maanta Cuduudiisii Taageero Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa
October 26, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa,(W,N)-Kumanaan kun oo kamid ah taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani ayaa saaka isugu soo baxay fagaaraha khayriyada ee Magaalada Hargaysa,Waxaana halkaa kala hadlay taageerayaasha masuuliyiinta Xisbiga Waddani,Sidoo kale Hogaanka Sare ee Xisbiga Wadani ayaa dhaliilo xoogan waxay u soo jeediyeen Xisbiga KULMIYE.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

COMMENTS
LINKS