Xisbiga Kulmiye Oo Cuduud Taageero Baaxadle Ku Soo Bandhigay Magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Cuduud Taageero Baaxadle Ku Soo Bandhigay Magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale
October 28, 2017 - Written by Reporter:

Gabiley,(W,N)-Taageerayasha Xisbiga Kulmiye ee magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale ayaa maanta isugu soo baxay fagaarayaasha Khayriyada ee Magaalooyinkaaas, Waxaana halkaasi kala hadlay taageeryaasha isku soo baxay masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqlka Warkan

 

 

COMMENTS
LINKS