Xildhibaan Nac-nac Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedaymo Uga Yimi Wasiirka Qorshaynta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Nac-nac Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedaymo Uga Yimi Wasiirka Qorshaynta
October 24, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimi wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Aadan Qabo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS