Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Halkay Ku Danbeyen Ardaydii Ka Dhacday Imtixaankii Shahaadiga Ahaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Halkay Ku Danbeyen Ardaydii Ka Dhacday Imtixaankii Shahaadiga Ahaa
October 24, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa ka hadlay halkay ku danbeeyeen ardaydii ka dhacday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Somaliland,Sidoo kale waxaa uu ka hadlay Ardayda qaaadatay  Waxbarashada bilaashkaa ee Wasaaradu ugu tabaruucday Ardaydii ku guul daraysatay inay u gudubto Jaamacaadaha ee ku dhacday imtaxaanka shahaadigaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS