Hargaysa(W,N)-Wasiir Dawlaha Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu sheegay in la hakiyay inta uu socdo Ololaha Doorashadu Caleema saarka Madax-dhaqameedka,Waxaa uu sheegayin wixii ka danbeeya Doorashada la caleema saari karo karo Madax-dhaqameedka Cusub.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan