War-Deg-Dega:Natiijada Doorashadii Dalka Kenya Ka Dhacday Oo Hada Lagu Dhawaaqay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega:Natiijada Doorashadii Dalka Kenya Ka Dhacday Oo Hada Lagu Dhawaaqay
October 30, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews)gudiga doorashada dalka Kenya ayaa hada ku dhawaaqay natiijada doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaas.

Natiijada doorashadan ayaa waxa ku guulaystay madaxwaynaha xiigan talada dalkaas haya ee UHURU KENYAATA isaga oo boqolkiiba codadka la dhiibtay helay 98.26 halka musharixii la tartamayay Rayla Odhinga uu helay 0.09%.

Hase ahaatee musharax Odhinga waa qaadacay natiijada doorashadan ka dhacday dalkaas

COMMENTS
LINKS