|
|||||
WAJAALE NEWS
Waiirkii Hore Ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale Waxa Uu Dhamaal Tacsi Ah U Diraya Golaha Wakiilada Geerida Ku Timid Xil,Xasan Cawaale.
October 21, 2017 - Written by Wariye:Hargeisa (WJN): Waiirkii Hore Ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo ku hadlaya afkiisa iyo ka xukuumada waxan uu Dhamaal Tacsi Ah U Diraya golaha wakiilda JSL iyo qaranka jamuuriyad somliland ee uu ka baxay marxuun xil xasan cawaale Caynaan oo ku geeriyooday magalada Djibouti. Sidoo kale waxa uu uga tacsiyadaynayaa qayskii iyo qarabadii iyo ehelkii uu ka baxay in uu ialahy Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicuun
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|