|
|||||
WAJAALE NEWS
Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Magaalada Wajaale Oo Dhoolatus Layaable Soo Bandhigay
October 26, 2017 - Written by Reporter:Tog.Wajaale,(W,N)-Shacabwaynaha Ku dhaqan Magaala xuduudeedka Tog.Wajaale ayaa maanta isu soo baxyo balaadhan oo Aanay u kala hadhin ku muujiyay taageerada laxaadka le ee ay u hayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Waxaanay taagerayaashaasi ay socod ku mareen wadooyinka magaalada Wajaale iyagoo ku dhawaaqayay halku dhigyo ay ku taageerayaan Xisbiga Waddani,Waxaana khudbado u jeediyay masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Waajaale, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Related posts:Badhasaabku xigeenka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Magaalada Ceerigaabo, S... DAAWO;-Milicsiga Muj Jidhif Iyo Doorkii Uu Ka Qaatay Dib Udhiskii Somaliland Ee Miinada Lagaga Saara... DAAWO;-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Ka Waramay Xadhigiisii Iyo Magacyada Dad Mudo Bilaa Xukun Ug... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|