Safiirkii Hore Ee Dalka Jabuuti U Fadhiyay Somaliland Oo Iska Casiley Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirkii Hore Ee Dalka Jabuuti U Fadhiyay Somaliland Oo Iska Casiley Xisbiga Kulmiye
October 25, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Waxaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu iska casilay guud ahaanba xisbiga Kulmiye Safiirkii hore ee dalka Jabuuti u fadhiyey Somaliland Muddane Maxamed Warsame Cali.

Masuulkan is casilay ayaa waxaa uu sheegay sababtii uu isku casilay ,waxaana uu carabka ku dhuftey in xisbiga Waddani yahay xisbiga Dalkan bad baadin kara.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/gpBaw3b-2Bc

COMMENTS
LINKS