|
|||||
WAJAALE NEWS
Obama iyo W Bush oo sheegay in ay kala qaybsanaan wayn ka jirto Dalka Maraykanka
October 20, 2017 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):-Barack Obama iyo George W Bush oo horay madaxweyneyaal u soo noqday ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka Maraykanka, arrintaas oo loo arko dhaliil maldahan oo ka dhan ah hogaaminta madaxweyne Donald Trump.
Hargeisa Office
Rource BBC SOMALI Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|