Muuse Biixi Oo Xisbiga Waddani Ku Eedeyey Inuu Xidhiidh La Leeyahey Dawlada Soomaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muuse Biixi Oo Xisbiga Waddani Ku Eedeyey Inuu Xidhiidh La Leeyahey Dawlada Soomaliya.
October 25, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Murrashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo taageerayaashiisa kula hadlayay fagaaraha khayriyada ee magaalada Burco ayaa waxaa uu Xisbiga Waddani Ku Eedeeyay in ay xidhiidh la leeyihiin Dawlada Xamar waxaanu sheegay in dalka aan lagu Aamini Karin nin Xamar laga taageeray Waasida uu hadalka u dhigee, waxaanu ka dhawaajiyay in Aaanay Shacabka Reer Somaliland-na aqbalaayn.

Halkan Hose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
LINKS