Murrashax Cirro Oo Si Adag Uga Hadlay Taageerayal Xisbiga Wadani Ka Tirsan Oo Hotel Maansoor Dhibaato Loogu Dhex Gaystay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murrashax Cirro Oo Si Adag Uga Hadlay Taageerayal Xisbiga Wadani Ka Tirsan Oo Hotel Maansoor Dhibaato Loogu Dhex Gaystay
October 17, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Murrashax Cirro ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay taageerayaal ka tirsan Xisbiga Wadani oo caawa dhibaato loogu dhex gaystay Hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/Xwn8S5asWi8

COMMENTS
LINKS