|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamadda Kenya Oo Laga Dalbaday Inay Dib U Dhigto Doorashada Khamiista
October 24, 2017 - Written by Wariye:
Maxkamadda ayaa ka jawaabeysa dalab deg deg ah oo maanta loo gudbiyay. Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa isaga baxay tartanka, isagoo dhaliilay qaabka uu guddigu u abbaaray qabanqaabada doorashada ku celiska ah. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ku adkeystay in doorashada ay qabsoonta Khamiista
Hargeisa Ofiice Wajaalenews.net Wariye:Abdulkadir Habane Related posts:Daawo:War Deg Dega Shil Gaadhi Oo Uu Ku Dhintay Masuul Katrirsan Dawlada Oo Saaka Ka Dhacay Wadada U... Dablay Hubaysan Oo Gabadh Ku Dhex Toogtay Gudaha fasalka Jaamacaddii Ay Wax ka Baraneysay Magaalada... Qaarkamid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Muranka Ka Dhashay Xeerka Furis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|