|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamadda Kenya Oo Laga Dalbaday Inay Dib U Dhigto Doorashada Khamiista
October 24, 2017 - Written by Wariye:
Maxkamadda ayaa ka jawaabeysa dalab deg deg ah oo maanta loo gudbiyay. Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa isaga baxay tartanka, isagoo dhaliilay qaabka uu guddigu u abbaaray qabanqaabada doorashada ku celiska ah. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ku adkeystay in doorashada ay qabsoonta Khamiista
Hargeisa Ofiice Wajaalenews.net Wariye:Abdulkadir Habane Related posts:DAAWO;Xisbiga WADDANI Oo Xukuumada ku Eedeeyay Inay Wado Qorshaha ay Madaxdhaqameedku Ugu Hanqal Taa... Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Xarunta Danbi Baadhista Ku Booqday Suxufiyiin Ku Xidhay, Kana Hadlay Xaa... TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|