|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Siilaanyo Iyo Hogaamiyaha Khaatumo Oo Heshiish ku kala Sexeexday Magaalada Caynaba Iyo Qodobada Ou ka Kooban Yahay,
October 20, 2017 - Written by Editor:CAYNABA (W,N):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo madaxweynaha maamulka Khaatumo ayaa waxaa ay goor dhaweyd heshiis rasmi ah ku kala saxeexdeen magaalada Caynaba ee xarunta gobalka Saraar . Heshiiskan ayaa waxaa uu noqonayaa mid ay ku midoobayaan dawlada Somaliland iyo maamulka Khaatumo waxaana uu ka kooban yahay qodobadan Hoos Qoran :-
2.In la wada ilaaliyo jiritaanka iyo madax banaanida Somaliland .
6;In Dawlada Somaliland iyo Haaya’adaha sama falkuba ay ka hawl galaan sidii Mashariic wax ku ool ah looga hir galin lahaa deeganada Sool iyo Sanaag . 7; In ciidamada Hubeysan ee Khaatumo la qarameeyo oo wadanku yeesho ciidan qaran oo suga xuduudihiisa’ HALKAM KA DAAWO MUUQAALKAN WARKAN; https://youtu.be/Z_NAVe6kKQw Related posts:Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka & Guryeynta Oo Shir Gudoomiyay Shirka Guddida Khilaafaadka... Halkan Ka Daawo Madaxwaynaha Somaliland Oo U Ambabaxay Socdaal Dalalka itoobiya Iyo Ingiriiska Kana ... Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Oodwayne Iyo Ujeedada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|