Goobjoogayaal Caalamiya Oo Kormeeraya Doorashada Somaliland Oo Hargeysa Soo Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Goobjoogayaal Caalamiya Oo Kormeeraya Doorashada Somaliland Oo Hargeysa Soo Gaadhay
October 25, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa:-(W,N)-Guddiga Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta Dalka Ku Soo Dhaweeyay Goob-joogayaal Caalami Ah oo ka qayb galaya Doorashada Madaxtinimada ee ka dhacaysa Somaliland, Goob-joogayaashan caalamiga ah ayaa ka kala socday 24 Dal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

https://youtu.be/X4-S0f_CFVo

COMMENTS
LINKS