|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhaxalsugaha Sucuudiga Oo Ka Shaqeyn Doona Soo Celinta Islaam Awooda Badan.
October 25, 2017 - Written by Wariye:
Dhaxal sugaha, Maxamed Bin Salmaan, oo ka jawaabayay su’aal lagu weydiiyey xaflad maalgashi oo ka dhaceysay Riyadh, ayaa sheegay in ay jiraan isbedel la sameeyay sanadihii 1979-kii, balse saraakiishu ay ka takhalusi doonaan mustaqbalka dhaw haraaga xagjirnimada. Maxamed Bin Salmaan ayaa sidoo kale sheegay in Sacudi Carabiya waqti isaga lumin doonin 30-ka sano ee soo socda waxka khabashada afkaarta wax burburinaya. Dadka ka faaloodo arrimahan ayaa u arka dhaxal sugaha in uu yahay maskaxda ka dambeysa dhowr isbadel oo dhawaanahan lagu sameeyay dhanka dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada. Waxaa dhawaan haweenka Sacudi Carabiya laga qaaday xayiraad laga saaray wadida gawaarida.
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye Abdulkadir Habane
Related posts:DAAWO; Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Calaacal kaga falceliyay Aqlibaya Garabkii Uu Hogaaminayay ... Madaxweynuhu Ma Sii Wadi Karo Dalka Sanadka U Hadhay Oo Ha Is Casilo,Waxani Waa Wax Yaabihii Laysku ... “Madaxweyne Deni Wuxuu Xaqiray Xuquuqdii Yarayd Ee Uu Dastuurku Siiyay Madaxweyne Ku Xigeenka” Cabdi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|