Dagaal Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Puntland+Khasaaraha U Sababay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dagaal Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Puntland+Khasaaraha U Sababay
October 26, 2017 - Written by Reporter:

Badhan(W,N)-Ugu yaraan Sideed qof ayaa ku dhaawacmay inta la ogyahay dagaal saaka gudaha Magaalada Badhan ku dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Puntland,Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay isu soo bax ay  Gudaha Magaalada Badhan ka samaynayeen Dadwayne Gadoodsan .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS