|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Xisbiga Ucid Oo Wacdaro Ka Muujiyay Magaalada Boorama
October 24, 2017 - Written by Reporter:Borama,(W,N)-Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa maanta isugu soo baxay khayriyada Magaalada Boorama isla markaana taageerayaasha u heelan inaay u hiiliyaan Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid ayaa wacdaro ka muujiyay Magaalada Boorama waxana tageerayashasi kala qayb galay isu soo baxaa Murrashaxa Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo masuuliyiinta Xisbiga Ucid ee Gobolka Awdal. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan https://youtu.be/F-OU_aaIPCY Related posts:Toos U Daawo:Ciyaar Semifinal ah Oo Maanta Garoonka Stadiumka Ku Dhexmarasa Labada xul ee Daadmadhee... Ma jiraan Arimo Xasaasiya Oo Madaxwayne Muuse Biixi Madax dhaqameedka G/gabiley Kula Gorfayn Doono K... DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Uu Xidhmo Cisbitaalkii Magaala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|