Hargeysa(W,N)-Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa ka hadlay shir magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhex maray isaga iyo wasiirka Duulista Somaliya oo khuseeya khilaafka ka taagan hawada Somaliland iyo Somaliya.