|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Saraakiisha Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Fariin Adag U Diray Laamaha Dawlada, Kana Waramay Isbedelka Xafiiska
October 7, 2017 - Written by Reporter:Hargeisa(W,N):-Masuuliyiinta Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Shir Jaraa’id Ay Ku Qabteen Gudaha Xafiiska hantidhawrka Waxa Ay kagaga Warameen Isbedelada Lagu Sameeyey Haayada hantidhawrka Qaranka Somaliland, Sidoo kale Waxaa Ay Fariin u Direen Dhammaan laamaha kala duwan ee Dawlada Taas oo Ku Waajahan Sidii Loo Ilaalin Lahaa Hantida Qaranka Somaliland Wakhtiga Kala Guurka. Halkan hoose Nuxurka Warmurtiyeedka Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Mudane Siciid Saleebaan Mire iyo Agaasimaha Guud ee Hay’ada Hantidhawrka Mudane Axmed Xaashi Cilmi. https://youtu.be/0YHOOPsB8Go
Related posts:Madaxweyne ku-xigeenka Jsl Oo Degmada Kala-baydh Kusoo Dhaweeyey Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida I... Daawo:Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Gilgilay Magaalada Gaalkacayo Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka P... DAAWO ; Boqorka Wadanka Qatar Oo Dhulgariir Ku Kiciyay Dowladaha Khalijka,Taageerayna Dawlada Iran COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|