|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Prof- Samater Oo Shaaca Ka Qaaday In Isaga Iyo Xisbigiisu Isla Qaateen In La Joojiyo Xuska Maalinta Qaran Ee 18 May
October 16, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa goob fagaare ah oo uu ku soo bandhigayay barnaamij siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye ka sheegay in aan la xusin maalinta qaran ee 18-ka May, waxaanu Prof’ Samatar sheegay in isaga iyo Xisbiga Kulmiye isla qaateen in la joojiyo xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka may. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargeisa Office Related posts:Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley Oo Sobobay Dhimashada Laba Qof Oo Yemeniyiin Ah Iyo... Daawo: Garoonka Kubada Cagta Ee Magaalaada Hargaysa Oo Albaabada Loo Laabay Iyo Wasaarada Ciyaaraha... Sida loo ciqaabay Sadax nin oo kufsaday gabar 7-sano jir ah kadibna geed kasoo laad laadiyay(Galbeed... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|