|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo ka Qaybgalay Munaasibada Qalin jabinta Dufcadii 6aad Ee Ardayda Jaamacada Alpha University.
October 3, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Madaxwayne kuxigeenka Jamhuuriyada somaliland Cabdiraxmaan Saylici, Gudoomiyaha xusbiga ucid faysal cali waraabe iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay xaflada qalin jabinta dufcadii 6aad ee ka baxda jaamacada Alpha university oo maanta lagu qabtay magaalada hargaysa Ugu horay waxaa munaasibada ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacada Alpha University Prof Cabdiraxmaan Maxamed Maal oo ka waramay marxaladihi ay soo martay jaamacadu .
Related posts:DAAWO;-Wasaarada Gaadiidka Jsl Oo Soo Saartay Amaro Ay Cadaadis Ku Saarayso Gaadiidka Ukala Goosha G... Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Ku Baaqay Inaan Lagu Takri Falin Hantida Qa... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Warbaahinta Awood u Adeegsato Kana Qaado Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|