Daawo: Fananada Yurub Geenyo Oo Ka Hadashay Cafis Uu Madaxwayne Siilaanyo U Fidiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Fananada Yurub Geenyo Oo Ka Hadashay Cafis Uu Madaxwayne Siilaanyo U Fidiyay
October 1, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Fanaanada Caanka Ee Yurub Maxamed Cabdi Geenyo Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabatay kadib socdaal ay ugu maqnayd magaalada muqdisho Waxaanay Fanaanadu Ka Hadashay cafis uu madaxwayne siilaanyo u fidiyay Waxaanay shacabka somaliland guud ahaantiiba ka raali galisay socdaalkii ay ku tagtay magaalada Muqdisho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS