DAAWO; Beelwaynta Makaahiil Isaaq (Sacad Muuse ) Oo ku Biirtay Xisbiga Wadani Iyo Qadar Lacageed oo ay ku Wareejiyeen Xisbiga . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Beelwaynta Makaahiil Isaaq (Sacad Muuse ) Oo ku Biirtay Xisbiga Wadani Iyo Qadar Lacageed oo ay ku Wareejiyeen Xisbiga .
October 18, 2017 - Written by Reporter:

HARGAYSA(W,N)-Midka kamida beelaha dega waqooyiga hargaysa  ayaa taageeradooda kula biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani beesha maakaahiil isaaq sacad muuse  kana mida beelaha Subeer Awal ayaa dhanka kale murashaxa xisbiga wadani Cabdiraxmaan Cirro ku wareejiyay  qadar lacaga ah oo ay ugu talo galeen in ay kaga qayb qaataan ololaha Xisbiga iyo sidii ay gusha ula dhalin lahaayeen.

COMMENTS
LINKS