|
|||||
WAJAALE NEWS
Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Sababaha Kooxda Khaatumo Ugu Biirtay Somaliland
October 27, 2017 - Written by Reporter:Buuhoodle,(W,N)-Horjoogaha kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa waraysi lala yeeshay waxa uu kaga hadlay sababaha ay kooxda Khaatumo ugu biirtay dawlada Somaliland iyo waliba heshiiskii ay dhawaan magaalada Caynaba ku kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo,Sidoo kale waxaa uu ka hadlay Shirar lagaga soo hor jeedo Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo oo ka dhacay Magaalada Buuhoodle Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
Related posts:Daawo:Abaarta Saamaysay Gobolada Bariga Oo Sii Xumaanasa Iyo Dadka Haraadka U Dhimanaya Oo Kor U Kac... DAAWO; Guddoomiye Cirro Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyay iyo Aragtidiisa Xal U Helista Khilaafkii Shirgud... DAAWO; Wasiirka Gaashaan dhiga Jsl Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka Tukaraq. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|