|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Qaadacay Gudida Khilafaadka Doorashooyinka Ee Dhawaan La Magacaabay
September 11, 2017 - Written by Reporter:Hargays(W,N)-Warsaxaafadeed uu xisbiga mucaaradka ah ee Ucid soo saaray maanta ayaa waxaa uu ku qaadacay gudi dhawaan la magacaabay oo qaban doona wixii khilaafaad ah ee ka yimaada doorashooyinka waxaanu xisbiga mucaaradka ah ee ucid sheegay in aanu aqoonsanayn gudidaas isaga oo sheegay in aanu ka qayb galayn shir lagu casuumay oo lagu daah furayay ururkan xalinta khilaafaadka Doorashooyinka waxaanu xisbiga Ucid war muriyeedkaa uu maanta ka soo saaray xarunta dhexe ee xisbigaas ay u dhignayd sidan.
Related posts:Hoos Ka Dhagayso:Wariye Somaliya Ka sheekaynaya Taariikh Nololeedkii Amiirka Al Shabaab Axmed Cabdi ... Dedaalka Dhexdhexaadinta Ah Ee Itoobiya Bilowday Oo Muujinaya Fulinta Shardi Somaliland Ku Xidhay Wa... Daawo Wiil Dhalinyaro Ah Oo Dalka Canada Laga Keenay Ayaa Ka Mid Noqday Caruurta Darbi Jiifka Ah Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|