|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega: Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada Halbawlaha Ah Ee Madaxtooyada Hor Marta Iyo Khasaaraha Ka Dhashay+Sawiro
September 12, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(Wajaalenews)-Waxaa Goordhawayd Uu Shil Gaadhi Ka Dhacay Magaalada Hargaysa Gaar ahaan wadada hal bawlaha ah ee hor marta madaxtooyada somaliland. Booyad nooca biya qaada ayaa ku rogmatay jidka hor mara madaxtooyada wax khasaare naafeed ahna muu sababin dirawalkii waday booyada iyo inan kirish booy ah oo la socday ayaa waxaa soo gaadhay dhaawac fudud waxaana uu burbur xoogani soo gaadhay booyadaas.
Related posts:Gudiyada Dan & Duco Iyo Hoodaale Ee Beelaha Habar Awal Oo Waji Gabax kala kulmay kulan ay Aqoonyahan... Shirkada Socdaalka Ee Sahal Oo Gaadhi Gudoonsiisay Midkamida Macaamiisha Oo ku Guulaystay Abaalmarin... Xoghayaha Guud Ee Wadani Oo Shacabka U Iftiimiyay Dooda Qaran Ee Ay Xisbiyada Mucaaradku Wadaan, Kan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|