Qoraa Cali Qoryoolay Oo Soo Bandhigay Magacyada Qaarkamida Mujaahidiintii Snm Ee Aan Dalka Wax Xil Ah Qaban Iyo fariinta Uu u Diray Murashaxa Wadani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoraa Cali Qoryoolay Oo Soo Bandhigay Magacyada Qaarkamida Mujaahidiintii Snm Ee Aan Dalka Wax Xil Ah Qaban Iyo fariinta Uu u Diray Murashaxa Wadani.
September 20, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qoraa Cali Dool Axmed ( Qoryoolay)  ayaa  Soo Bandhigay Magacyada Qaarkamida Mujaahidiintii Snm Ee Aan Dalka Wax Xil Ah Qaban mudadaa 27sano ah ee uu jirtay somaliland doorka ay ku lahaayeen halgankii dalka  sidoo kale cali qryoolay ayaa  fariinta Uu u Diray Murashaxa Xisbiga Wadani Cbdiraxmaan Cirro.

COMMENTS
LINKS