|
|||||
WAJAALE NEWS
Mareykanka Oo Ka Hadlay Dagaalka Qoomiyaddaha Soomaalida iyo Oromada U Dhaxeeya.
September 19, 2017 - Written by Wariye:Hargeysa(WJN):-Ugu yaraan 50 kun oo kale ayaa barakacay tan iyo markii dagaalka uu ka dhacay xuduudda gobolada Somalida iyo Oromada ee Itoobiya. Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo sheegtay in boqolaal Soomaali ah la laayay SOURCE http://www.bbc.com/somali/war-41319755 COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|