Madaxwayne Siilaanyo Oo Saaka Ka Qayb Galay Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Siilaanyo Oo Saaka Ka Qayb Galay Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Hargaysa
September 20, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goordhawayd waxa uu ka baxaya.

siilaanyo 22

madaxtooyada Somaliland.
Waxaana madaxwayne Siilaanyo uu u baxayaa Jaamacadda magaalada Hargeysa oo ay saaka ka dhacayso xafladda qalinjabinta ardayda oo uu madaxwayne Siilaanyo ka qayb galayo.

Wadada wayn ee isku xidha xaafada isha boorama iyo wadada daba marta madaxtooyada Somaliland  ayaa saaka xidhan,iyaga oo ciidamo lasoo dhoobay.

COMMENTS
LINKS