Isku Aadka Ciyaaraha Maanta Ee Horyaalka England Premier League | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Isku Aadka Ciyaaraha Maanta Ee Horyaalka England Premier League
September 23, 2017 - Written by Reporter:

Horyaalka England ayaa manta iyo beritaba waxaa dhacaya ciyaaro ay kooxuhu isku arki doonaan. West Ham waxay wada ciyaari doonaan kooxda Waqooyiga London ka dhisan ee Tottenham.

download

Kooxda Burley waxaa marti u noqonaysa kooxda horyaalka ku cusub ee Huddersfield.

Everton oo ciyaarteedii ugu dambaysay laga adkaaday waxaa u imanaysa kooxda Bournemouth

Manchester City oo maalmahan la qaban la’yahay waxaa marti u ah kooxda Crystal Palace

Kooxda Manchester United waxay u safraysaa garoonka magaalada Southampton.

Chelsea oo ah kooxda haysata horyaalka England waxay u tagaysaa garoonka kooxda Swansea

Liverpool waxay u tagaysaa kooxda Leicester

COMMENTS
LINKS