|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Dhegayso La Taliyaha Madaxweynaha Ee Gobolada Barriga Somaliland Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Xil-C/raxmaan Talyanle
September 27, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Mudane C.naasir Garaad Abshir Oo Ah La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Gobolada Barriga Ayaa Dhanbaal Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Habeenkii Xalay ku Geeriyooday Dalka Hindiya Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday. Halkan Ka Dhegayso Tacsida La Taliyaha https://youtu.be/NmUU7nan1tg COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|